Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 149

SABUURRADII 149:4-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Waayo, Rabbigu wuxuu ku farxaa dadkiisa, Wuxuu kuwa camalka qabowna ku qurxin doonaa badbaado.
5Quduusiintu ammaan ha ku reyreeyeen, Oo farxad ha ku gabyeen iyagoo sariirahooda jiifa.
6Ammaanta sare oo Ilaah afkooda ha ku jirto, Seef laba af lahuna gacantooda ha ku jirto,
7Si ay quruumaha uga aargutaan, Oo ay dadyowgana u ciqaabaan,
8Si ay boqorradooda silsilado ugu soo xidhaan, Oo ay raggooda gobta ahna jeebbooyin bir ah ugu soo xidhaan,

Read SABUURRADII 149SABUURRADII 149
Compare SABUURRADII 149:4-8SABUURRADII 149:4-8