Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 69

SABUURRADII 69:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Ilaahow, i badbaadi, Waayo, biyaa naftii ii keenay.
2Waxaan ku dhex liimbadaa dhoobo mool dheer oo aan lahayn meel laysku taago, Waxaan ku dhacay biyo mool dheer, oo daad baa halkaas igu qarqinaya.

Read SABUURRADII 69SABUURRADII 69
Compare SABUURRADII 69:1-2SABUURRADII 69:1-2