Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:45-48

Help us?
Click on verse(s) to share them!
45Oo waxaan ku socon doonaa xorriyad, Waayo, waxaan doondoonay amarradaada.
46Oo weliba waxaan markhaatifurkaaga ka sheegi doonaa boqorro hortooda, Mana ceeboobi doono.
47Oo waxaan ku farxi doonaa amarradaada Aan jeclaaday.
48Oo weliba waxaan gacmaha u hoorsan doonaa amarradaada aan jeclaaday, Oo aad baan ugu fiirsan doonaa qaynuunnadaada.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:45-48SABUURRADII 119:45-48