Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 9

SABUURRADII 9:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Waan kugu farxi doonaa oo kugu rayrayn doonaa, Kaaga ah kan ugu sarreeyow, magacaaga ayaan ammaan ugu gabyi doonaa.
3Cadaawayaashaydu markii ay dib u noqdaan, Way kufaan, oo waxay ku halligmaan hortaada.

Read SABUURRADII 9SABUURRADII 9
Compare SABUURRADII 9:2-3SABUURRADII 9:2-3