Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 9:2-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 9:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Waan kugu farxi doonaa oo kugu rayrayn doonaa, Kaaga ah kan ugu sarreeyow, magacaaga ayaan ammaan ugu gabyi doonaa.
3 Cadaawayaashaydu markii ay dib u noqdaan, Way kufaan, oo waxay ku halligmaan hortaada.
SABUURRADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah