Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 85

SABUURRADII 85:4-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Ilaaha Badbaadadayadow, na soo celi, Oo dhirifkaaga naga jooji.
5Miyaad weligaaba noo cadhaysnaanaysaa? Oo xanaaqaaga miyaad sii dheeraynaysaa tan iyo ka ab ka ab?
6Miyaanad mar dambe na soo noolaynayn, Si ay dadkaagu kuugu reyreeyaan?
7Rabbiyow, naxariistaada na tus, Oo badbaadadaada na sii.

Read SABUURRADII 85SABUURRADII 85
Compare SABUURRADII 85:4-7SABUURRADII 85:4-7