Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 80

SABUURRADII 80:6-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Waxaad nala dirirsiisay derisyadayada, Oo cadaawayaashayadiina way nagu qoslaan.
7Ilaaha ciidammadow, mar kale na soo celi, Oo wejigaaga noo iftiimi, oo waannu badbaadi doonnaa.

Read SABUURRADII 80SABUURRADII 80
Compare SABUURRADII 80:6-7SABUURRADII 80:6-7