Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 80:6-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 80:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waxaad nala dirirsiisay derisyadayada, Oo cadaawayaashayadiina way nagu qoslaan.
7 Ilaaha ciidammadow, mar kale na soo celi, Oo wejigaaga noo iftiimi, oo waannu badbaadi doonnaa.
SABUURRADII 80 in Kitaabka Quduuska Ah