Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 60

SABUURRADII 60:8-9

Help us?
Click on verse(s) to share them!
8Moo'aab waa weelkaygii aan ku maydhan jiray, Edomna kabahaygaan ku dul tuuri doonaa, Falastiinay, qayli aawaday.
9Bal yaa i geeyn doona magaalada xoogga leh? Yaase xagga Edom ii kaxayn doona?

Read SABUURRADII 60SABUURRADII 60
Compare SABUURRADII 60:8-9SABUURRADII 60:8-9