Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 41

SABUURRADII 41:6-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Oo midkood hadduu i soo booqdona been buu ku hadlaa, Oo qalbigiisuna xumaatuu urursadaa; oo markuu dibadda u baxo ayuu ka warramaa.
7Kuwa i neceb oo dhammu anigay ii wada faqaan, Oo waxay iigu wada tashadaan si ay wax ii yeelaan.

Read SABUURRADII 41SABUURRADII 41
Compare SABUURRADII 41:6-7SABUURRADII 41:6-7