Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 41:6-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 41:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Oo midkood hadduu i soo booqdona been buu ku hadlaa, Oo qalbigiisuna xumaatuu urursadaa; oo markuu dibadda u baxo ayuu ka warramaa.
7 Kuwa i neceb oo dhammu anigay ii wada faqaan, Oo waxay iigu wada tashadaan si ay wax ii yeelaan.
SABUURRADII 41 in Kitaabka Quduuska Ah