Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:165-167

Help us?
Click on verse(s) to share them!
165Kuwa sharcigaaga jecelu waxay haystaan nabad weyn, Oo wax iyaga turuntureeyaa ma jiraan.
166Rabbiyow, badbaadintaada waan u xiisooday, Oo amarradaadiina waan oofiyey.
167Naftaydu waxay dhawrtay markhaatifurkaaga, Oo anna aad iyo aad baan u jeclahay.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:165-167SABUURRADII 119:165-167