Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:165-167 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:165-167 in Kitaabka Quduuska Ah

165 Kuwa sharcigaaga jecelu waxay haystaan nabad weyn, Oo wax iyaga turuntureeyaa ma jiraan.
166 Rabbiyow, badbaadintaada waan u xiisooday, Oo amarradaadiina waan oofiyey.
167 Naftaydu waxay dhawrtay markhaatifurkaaga, Oo anna aad iyo aad baan u jeclahay.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah