Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 10

FALIMAHA RASUULLADA 10:13-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Oo waxaa isaga u yimid cod leh, Kac, Butrosow; gowrac oo cun.
14Laakiin Butros wuxuu yidhi, Saas yaanay noqon, Rabbiyow, maxaa yeelay, weligay ma aan cunin wax xaaraan ah oo aan nadiif ahayn.
15Mar labaad codkii baa u yimid isagoo leh, Wixii Ilaah nadiifiyey, xaaraan ha ka dhigin.
16Taasuna waxay dhacday saddex goor; markiibana weelkii waa loo qaaday samada.

Read FALIMAHA RASUULLADA 10FALIMAHA RASUULLADA 10
Compare FALIMAHA RASUULLADA 10:13-16FALIMAHA RASUULLADA 10:13-16