Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - BOQORRADII KOWAAD - BOQORRADII KOWAAD 7

BOQORRADII KOWAAD 7:41-44

Help us?
Click on verse(s) to share them!
41kaasoo ahaa labadii tiir, iyo labadii fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa, iyo labadii shabag oo ku dednaa labada fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa,
42iyo afartii boqol oo rummaan ee labadii shabag lahaayeen, oo shabag kastaa wuxuu lahaa laba saf oo rummaan ah si ay u dedaan labadii fijaan ee taajajkii tiirarka kor saarnaa;
43iyo tobankii saldhig, iyo tobankii berkedood ee saldhigyada dul saarnaa,
44iyo berkeddii weynayd, iyo laba iyo tobankii dibi ee berkedda weyn ka hooseeyey,

Read BOQORRADII KOWAAD 7BOQORRADII KOWAAD 7
Compare BOQORRADII KOWAAD 7:41-44BOQORRADII KOWAAD 7:41-44