Text copied!
Bibles in Somali

BOQORRADII KOWAAD 7:41-44 in Somali

Help us?

BOQORRADII KOWAAD 7:41-44 in Kitaabka Quduuska Ah

41 kaasoo ahaa labadii tiir, iyo labadii fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa, iyo labadii shabag oo ku dednaa labada fijaan oo taajajkii tiirarka kor saarnaa,
42 iyo afartii boqol oo rummaan ee labadii shabag lahaayeen, oo shabag kastaa wuxuu lahaa laba saf oo rummaan ah si ay u dedaan labadii fijaan ee taajajkii tiirarka kor saarnaa;
43 iyo tobankii saldhig, iyo tobankii berkedood ee saldhigyada dul saarnaa,
44 iyo berkeddii weynayd, iyo laba iyo tobankii dibi ee berkedda weyn ka hooseeyey,
BOQORRADII KOWAAD 7 in Kitaabka Quduuska Ah