Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - BAXNIINTII - BAXNIINTII 20

BAXNIINTII 20:3-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Aniga mooyaane ilaahyo kale waa inaanad lahaan.
4Waa inaanad samaysan sanam xardhan, ama wax u eg waxa samada sare jira, ama waxa dhulka hoose jira, ama waxa biyaha dhulka ka hooseeya ku jira.
5Waa inaanad iyaga u sujuudin, ama u adeegin, waayo, aniga oo ah Rabbiga Ilaahaaga ah waxaan ahay Ilaah masayr ah, oo xumaantii awowayaasha waxaan soo gaadhsiinayaa carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad oo kuwa i neceb,

Read BAXNIINTII 20BAXNIINTII 20
Compare BAXNIINTII 20:3-5BAXNIINTII 20:3-5