Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 94

SABUURRADII 94:4-6

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Way bulxamaan, oo kibir bay ku hadlaan, Oo xumaanfalayaasha oo dhammu way faanaan.
5Rabbiyow, iyagu waxay burburiyaan dadkaaga, Oo dhaxalkaagay silciyaan.
6Carmalka iyo shisheeyaha ayay laayaan, Oo agoontay nafta ka qaadaan.

Read SABUURRADII 94SABUURRADII 94
Compare SABUURRADII 94:4-6SABUURRADII 94:4-6