Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 91

SABUURRADII 91:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Waxaan Rabbiga ka odhan doonaa, Isagu waa magangalkayga iyo qalcaddayda Oo waa Ilaahayga aan isku halleeyo.
3Waayo, wuxuu kaa samatabbixin doonaa dabinka ugaadhsadaha, Iyo belaayada aad u xun.

Read SABUURRADII 91SABUURRADII 91
Compare SABUURRADII 91:2-3SABUURRADII 91:2-3