Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 90

SABUURRADII 90:16-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
16Shuqulkaagu ha u muuqdo addoommadaada, Ammaantaaduna carruurtooda.
17Oo Rabbiga Ilaahayaga ah nicmadiisu ha na dul joogto, Oo korkayaga ku adkee shuqulka gacmahayaga, Haah, shuqulka gacmahayaga adkee.

Read SABUURRADII 90SABUURRADII 90
Compare SABUURRADII 90:16-17SABUURRADII 90:16-17