Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 89

SABUURRADII 89:44-47

Help us?
Click on verse(s) to share them!
44Iftiinkiisii waad demisay, Carshigiisiina dhulkaad ku tuurtay.
45Cimrigii dhallinyaranimadiisii waad soo gaabisay, Oo waxaad isagii ka muujisay ceeb. (Selaah)
46Rabbiyow, ilaa goormaad isqarin doontaa? Ma weligaa baa? Oo ilaa goormay cadhadaadu sida dab u ololi doontaa?
47Bal xusuuso sida wakhtigaygu u gaaban yahay, Waayo, sidaad binu-aadmiga oo dhan u abuurtay micnedarnaa!

Read SABUURRADII 89SABUURRADII 89
Compare SABUURRADII 89:44-47SABUURRADII 89:44-47