Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:44-47 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:44-47 in Kitaabka Quduuska Ah

44 Iftiinkiisii waad demisay, Carshigiisiina dhulkaad ku tuurtay.
45 Cimrigii dhallinyaranimadiisii waad soo gaabisay, Oo waxaad isagii ka muujisay ceeb. (Selaah)
46 Rabbiyow, ilaa goormaad isqarin doontaa? Ma weligaa baa? Oo ilaa goormay cadhadaadu sida dab u ololi doontaa?
47 Bal xusuuso sida wakhtigaygu u gaaban yahay, Waayo, sidaad binu-aadmiga oo dhan u abuurtay micnedarnaa!
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah