Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 89

SABUURRADII 89:12-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
12Woqooyi iyo koonfurba adigaa abuuray, Taaboor iyo Xermoonba magacaagay ku reyreeyaan.
13Adigu waxaad leedahay dhudhun itaal weyn, Gacantaaduna way xoog badan tahay, midigtaaduna way sarraysaa.

Read SABUURRADII 89SABUURRADII 89
Compare SABUURRADII 89:12-13SABUURRADII 89:12-13