Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 89:12-13 in Somali

Help us?

SABUURRADII 89:12-13 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Woqooyi iyo koonfurba adigaa abuuray, Taaboor iyo Xermoonba magacaagay ku reyreeyaan.
13 Adigu waxaad leedahay dhudhun itaal weyn, Gacantaaduna way xoog badan tahay, midigtaaduna way sarraysaa.
SABUURRADII 89 in Kitaabka Quduuska Ah