Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 81

SABUURRADII 81:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Aad ugu gabya Ilaaha xooggeenna ah, Oo farxad ugu qayliya Ilaaha Yacquub.
2Sabuurka kor u qaada, oo waxaad halkan keentaan dafka, Iyo kataaradda lagu farxo, iyo shareeradda.

Read SABUURRADII 81SABUURRADII 81
Compare SABUURRADII 81:1-2SABUURRADII 81:1-2