Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 80

SABUURRADII 80:14-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
14Ilaaha ciidammadow, waannu ku baryaynaaye noo soo noqo, Samada hoos nooga soo fiiri oo intaad soo eegtid, geedkan canabka ah soo booqo,
15Oo ilaali wixii ay gacantaada midig beertay, Iyo laantii aad adkaysatay.
16Dab baa lagu gubay, oo waa la gooyay, Oo waxay ku halligmeen canaantii jaahaaga.

Read SABUURRADII 80SABUURRADII 80
Compare SABUURRADII 80:14-16SABUURRADII 80:14-16