Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 72

SABUURRADII 72:6-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Isagu wuxuu u soo degi doonaa sida roob caws la jaray ku dul hoora, Iyo sida tiixyo dhulka biyeeya.
7Wakhtigiisa ayaa kan xaqa ahu barwaaqoobi doonaa, Oo nabadduna way badan doontaa tan iyo inta dayaxu aanu mar dambe jiri doonin.

Read SABUURRADII 72SABUURRADII 72
Compare SABUURRADII 72:6-7SABUURRADII 72:6-7