Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 6

SABUURRADII 6:6-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Waxaan la daalay jibaadkayga, Habeen kasta sariirtayda oohin baan ku qoyaa. Gogoshaydana waxaan ku qoyaa ilmadayda.
7Ishaydu waxay la gudhaysaa tiiraanyo, Oo cadaawayaashayda daraaddood ayay la gabowdaa.

Read SABUURRADII 6SABUURRADII 6
Compare SABUURRADII 6:6-7SABUURRADII 6:6-7