Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 56

SABUURRADII 56:12-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
12Ilaahow, nidarradaada waan qabaa, Oo waxaan kuu bixinayaa qurbaanno mahadnaqid ah.
13Waayo, naftaydaad ka samatabbixisay dhimasho, Sow cagahayga dhicitin kama aad samatabbixin? Inaan Ilaah hortiisa ku socdo Iftiinka kuwa nool.

Read SABUURRADII 56SABUURRADII 56
Compare SABUURRADII 56:12-13SABUURRADII 56:12-13