Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 56:12-13 in Somali

Help us?

SABUURRADII 56:12-13 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Ilaahow, nidarradaada waan qabaa, Oo waxaan kuu bixinayaa qurbaanno mahadnaqid ah.
13 Waayo, naftaydaad ka samatabbixisay dhimasho, Sow cagahayga dhicitin kama aad samatabbixin? Inaan Ilaah hortiisa ku socdo Iftiinka kuwa nool.
SABUURRADII 56 in Kitaabka Quduuska Ah