Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 51

SABUURRADII 51:7-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Haddaba geed husob ah igu daahiri, oo anna nadiif baan ahaan doonaa, I maydh, oo anna baraf cad waan ka sii caddaan doonaa.
8I maqashii farxad iyo rayrayn, Inay lafihii aad jejebisay farxaan.
9Wejigaaga ka qari dembiyadayda, Oo iga tirtir xumaatooyinkayga oo dhan.
10Ilaahow, igu dhex abuur qalbi nadiif ah, Oo igu dhex cusboonaysii ruux qumman.
11Hortaada ha iga xoorin, Oo Ruuxaaga quduuska ah ha iga qaadin.

Read SABUURRADII 51SABUURRADII 51
Compare SABUURRADII 51:7-11SABUURRADII 51:7-11