Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 48

SABUURRADII 48:2-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Waxaa dhererka ku quruxsan, oo farxad u ah dunida oo dhan Buur Siyoon oo dhanka woqooyi ah, Meeshaas oo ah magaalada Boqorka weyn.
3Ilaah wuxuu daaraheeda dhaadheer isku muujiyey inuu magangal yahay.
4Waayo, bal eeg, boqorradii way iswada urursadeen, Dhammaantood way wada dhaafeen.
5Oo kolkay arkeen ayay yaabeen, Oo argaggexeen, markaasay haddiiba carareen.

Read SABUURRADII 48SABUURRADII 48
Compare SABUURRADII 48:2-5SABUURRADII 48:2-5