Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 45

SABUURRADII 45:11-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Markaasuu boqorku quruxdaada jeclaanayaa, Waayo, isagu waa sayidkaaga, oo adna isaga u sujuud.
12Oo waxaa halkaas joogi doonta gabadha reer Turos, iyadoo hadiyad wadda, Xataa taajiriinta dadka ku jirtaa waxay kaa baryi doonaan raallinimo.

Read SABUURRADII 45SABUURRADII 45
Compare SABUURRADII 45:11-12SABUURRADII 45:11-12