Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 3

SABUURRADII 3:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Kac, Rabbiyow, oo i badbaadi, Ilaahayow, Waayo, cadaawayaashaydii oo dhan waxaad ku dhufatay dhabanka, Oo kuwa sharka leh ilkahoodiina waad jejebisay.
8Badbaado waxaa leh Rabbiga, Barakadaadu dadkaaga ha ku soo degto. (Selaah)

Read SABUURRADII 3SABUURRADII 3
Compare SABUURRADII 3:7-8SABUURRADII 3:7-8