Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 35

SABUURRADII 35:12-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
12Wanaag xumaan bay iigaga abaalgudaan Oo naftayda way gacal tiraan.
13Laakiinse markay bukeen, dharkaygu wuxuu ahaa joonyado, Oo naftaydana soon baan ku dhibay, Oo tukashadayduna laabtayday ku soo noqotay.

Read SABUURRADII 35SABUURRADII 35
Compare SABUURRADII 35:12-13SABUURRADII 35:12-13