Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 25

SABUURRADII 25:10-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Rabbiga waddooyinkiisa oo dhammu waxay raxmad iyo run u yihiin Kuwa axdigiisa iyo markhaatifurkiisa xajiya.
11Rabbiyow, dembigayga iga cafi magacaaga daraaddiis, Waayo, aad buu u weyn yahay.

Read SABUURRADII 25SABUURRADII 25
Compare SABUURRADII 25:10-11SABUURRADII 25:10-11