Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 144

SABUURRADII 144:9-10

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Ilaahow, gabay cusub ayaan kuugu gabyi doonaa, Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa shareerad toban xadhig leh.
10Waa isaga kan boqorrada badbaadiyaa, Oo addoonkiisa Daa'uud ka badbaadiya seefta sharka leh.

Read SABUURRADII 144SABUURRADII 144
Compare SABUURRADII 144:9-10SABUURRADII 144:9-10