Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 144:9-10 in Somali

Help us?

SABUURRADII 144:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Ilaahow, gabay cusub ayaan kuugu gabyi doonaa, Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa shareerad toban xadhig leh.
10 Waa isaga kan boqorrada badbaadiyaa, Oo addoonkiisa Daa'uud ka badbaadiya seefta sharka leh.
SABUURRADII 144 in Kitaabka Quduuska Ah