Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 144

SABUURRADII 144:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Gacantaada kor ka soo fidi, Oo i badbaadi, oo iga samatabbixi biyaha badan, Iyo gacanta shisheeyayaasha,
8Kuwaasoo afkoodu wax bilaash ah ku hadlo, Gacantooda midigna tahay midig beeneed.

Read SABUURRADII 144SABUURRADII 144
Compare SABUURRADII 144:7-8SABUURRADII 144:7-8