Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 144:7-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 144:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Gacantaada kor ka soo fidi, Oo i badbaadi, oo iga samatabbixi biyaha badan, Iyo gacanta shisheeyayaasha,
8 Kuwaasoo afkoodu wax bilaash ah ku hadlo, Gacantooda midigna tahay midig beeneed.
SABUURRADII 144 in Kitaabka Quduuska Ah