Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 137

SABUURRADII 137:4-6

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Bal sidee baannu gabaygii Rabbiga ugu gabaynaa Dal qalaad dhexdiis?
5Yeruusaalemay, haddaan ku illoobo, Gacantayda midig ha illowdo sancadeedii.
6Carrabkayguna ha ku dhego dhanxanagga afkayga, Haddaanan ku xusuusan, Iyo haddaanan Yeruusaalem ka sii jeclaan Farxaddayda ugu weyn.

Read SABUURRADII 137SABUURRADII 137
Compare SABUURRADII 137:4-6SABUURRADII 137:4-6