Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 128

SABUURRADII 128:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda.
2Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi doontaa.

Read SABUURRADII 128SABUURRADII 128
Compare SABUURRADII 128:1-2SABUURRADII 128:1-2