Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 128:1-2 in Somali

Help us?

SABUURRADII 128:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda.
2 Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi doontaa.
SABUURRADII 128 in Kitaabka Quduuska Ah