Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:96-97

Help us?
Click on verse(s) to share them!
96Waxaan arkay in wax kasta oo kaamil ah ay dhammaad leeyihiin, Amarkaaguse aad buu u ballaadhan yahay.
97Aad baan sharcigaaga u jeclahay! Maalinta oo dhan isagaan u fiirsadaa.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:96-97SABUURRADII 119:96-97