Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:96-97 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:96-97 in Kitaabka Quduuska Ah

96 Waxaan arkay in wax kasta oo kaamil ah ay dhammaad leeyihiin, Amarkaaguse aad buu u ballaadhan yahay.
97 Aad baan sharcigaaga u jeclahay! Maalinta oo dhan isagaan u fiirsadaa.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah