Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:166-167

Help us?
Click on verse(s) to share them!
166Rabbiyow, badbaadintaada waan u xiisooday, Oo amarradaadiina waan oofiyey.
167Naftaydu waxay dhawrtay markhaatifurkaaga, Oo anna aad iyo aad baan u jeclahay.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:166-167SABUURRADII 119:166-167