Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:166-167 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:166-167 in Kitaabka Quduuska Ah

166 Rabbiyow, badbaadintaada waan u xiisooday, Oo amarradaadiina waan oofiyey.
167 Naftaydu waxay dhawrtay markhaatifurkaaga, Oo anna aad iyo aad baan u jeclahay.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah