Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:151-155

Help us?
Click on verse(s) to share them!
151Rabbiyow, adigu waad dhow dahay, Oo amarradaada oo dhammuna waa wada run.
152Waxaan markhaatifurkaaga waa hore ka iqiin Inaad u aasaastay si ay weligood u sii waaraan.
153Dhibaatadayda ka fiirso oo i samatabbixi, Waayo, anigu sharcigaaga ma illoobo.
154Dacwadayda ii muddac, oo i soo furo, Igu soo noolee si eraygaaga waafaqsan.
155Kuwa sharka leh badbaadadu waa ka fog tahay, Waayo, qaynuunnadaada ma ay doondoonaan.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:151-155SABUURRADII 119:151-155