Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:151-155 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:151-155 in Kitaabka Quduuska Ah

151 Rabbiyow, adigu waad dhow dahay, Oo amarradaada oo dhammuna waa wada run.
152 Waxaan markhaatifurkaaga waa hore ka iqiin Inaad u aasaastay si ay weligood u sii waaraan.
153 Dhibaatadayda ka fiirso oo i samatabbixi, Waayo, anigu sharcigaaga ma illoobo.
154 Dacwadayda ii muddac, oo i soo furo, Igu soo noolee si eraygaaga waafaqsan.
155 Kuwa sharka leh badbaadadu waa ka fog tahay, Waayo, qaynuunnadaada ma ay doondoonaan.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah