Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:140-142

Help us?
Click on verse(s) to share them!
140Eraygaagu aad buu u daahirsan yahay, Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah waan jeclahay.
141Anigu waan yarahay, oo waa lay quudhsadaa, Laakiinse amarradaada ma illoobo.
142Xaqnimadaadu waa xaqnimo weligeed sii waaraysa, Oo sharcigaaguna waa run.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:140-142SABUURRADII 119:140-142